Maxaa ka jira in dowladda Somalia shuruudo ku xirtay sii deynta Cabdi Janan?

Guddi la sheegay inuu ka socday Waxgaradka Gedo & Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in shuruudo adag lagu xiray sii deynta Wasiirka amniga Jubbaland Cabdi janan oo dhowaan lagu xiray magaalada Muqdisho. Xubnaha guddigan ayaa intaas ku daray iney kulamo la qaateen Madaxda Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka. Waxay sheegeen in la … Continue reading Maxaa ka jira in dowladda Somalia shuruudo ku xirtay sii deynta Cabdi Janan?